HomeCaalamkaMadaxweyne Farmaajo oo cambaareeyey weerarkii ay Al-Shabaab ka geysteen Kenya

Madaxweyne Farmaajo oo cambaareeyey weerarkii ay Al-Shabaab ka geysteen Kenya

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo waxa uu sheegay inuu si xooggan u cambaaraynayo Weerarkii  lagu qaaday Hotel ku yaalla Magalada Nairobi ee dalka Kenya

Qoraal uu soo dhigay Bratiisa Twitter-ka waxa uu Madaxweyne Farmaajo ku sheegay inay Dowladda iyo Dadka Kenya la qeybsanayaan xilligan tiiranyadda leh.

- Advertisement -

Madaxweynuhu waxa uu xusay inay Kenya tahay Isbahaysi muhiim iyo deris aynu walaalno nahay.

Waxa uu intaasi ku daray inay falalka noocaasi ah  xoojin doonaan Hawlgalka Wadajirka ee lagu cirib-tirayo Al-Shabaab, waa sida u uhadalka u dhigay.

Latest stories