HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay wax ka bedelka Xeerkii Bangiga dhexe

Dhageyso:-Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay wax ka bedelka Xeerkii Bangiga dhexe

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Xildhibaanada Golaha Shacbaka Federaalka ah oo Maanta dood adag ka yeeshay Xeer Maamul Xulida Guddiga Agaasinka Bankiga Dhexe ayaa Maanta ansixiyay wax ka bedel lagu sameeyay xeerkaas. 158 Xildhibaan ayaa ogolaaday ansixinta Xeerkaas,waxaa diiday 17 X ildhibaan,mana jirin Xildhibaano ka aamusay. Guddoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa sheegay inuu ansax yahay wax […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacbaka Federaalka ah oo Maanta dood adag ka yeeshay Xeer Maamul Xulida Guddiga Agaasinka Bankiga Dhexe ayaa Maanta ansixiyay wax ka bedel lagu sameeyay xeerkaas.

158 Xildhibaan ayaa ogolaaday ansixinta Xeerkaas,waxaa diiday 17 X ildhibaan,mana jirin Xildhibaano ka aamusay.

- Advertisement -

Guddoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa sheegay inuu ansax yahay wax ka bedelka lagu sameeyay Xeer Maamul Xulida Guddiga Agaasinka Bankiga Dhexe.

Intii ay socotay dooda Xildhibaanada ee Xeerkaan ayaa Xildhibaan Sakariye Xaaji Maxamuud waxa uu walaac ka muujiyay xeerkaan,waxana uu sheegay in sharcigaan la ansixiyo ay tahay qiyaano qaran.

Latest stories