HomeWararDowladda Qatar oo cambaaraysay weerar habeen ka hor lagu qaaday Hoyga Guddoomiyaha...

Dowladda Qatar oo cambaaraysay weerar habeen ka hor lagu qaaday Hoyga Guddoomiyaha Degmadda Dayniile

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Dowladda Qatar ayaa sheegtay inay si xooggan u cambaaraynayaan weerarkii habeen hore lagu qaaday Guriga Guddoomiyaha Degmadda Dayniile ka deggan yahay magaalladda Muqdsiho. Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Qatar ayaa lagu sheegay inay  Dowladda Qatar mar kale ku celinayaan sida ay uga soo horjeedaan Colaadaha iyo falalka kale ee sababi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Qatar ayaa sheegtay inay si xooggan u cambaaraynayaan weerarkii habeen hore lagu qaaday Guriga Guddoomiyaha Degmadda Dayniile ka deggan yahay magaalladda Muqdsiho.

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Qatar ayaa lagu sheegay inay  Dowladda Qatar mar kale ku celinayaan sida ay uga soo horjeedaan Colaadaha iyo falalka kale ee sababi kara waxyeelladda.

- Advertisement -

Hadalka Qoraalka ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Qatar waxaa lagu sheegay inay ka tacsideynayaan qoyska haweeneydii ku geeriyootay qaraxaasi, waxayna dadkii ku dhaawacmay u rajeeyeen soo-bogsasho degdeg ah.

Weerarkii lagu qaaday Hoyga Guddoomiyaha Degmadda Dayniile, Maxamed Abuukar Cali “Jacfar” uu ka deggan yahay Degmadda H/Wadaag waxaa ku geeriyootay haweeney, halka 2 ka mid ah Ilaaladiisa lagu dhaawacay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts