HomeCaalamkaQarax xooggan oo goor dhow ka dhacay magaalladda Paris

Qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay magaalladda Paris

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya caasimadda dalka Faransiiska ee Paris waxay sheegayaan inuu qarax aad u weyn goor dhow ka dhacay Xaafadda 9-aad ee magaalladaasi.

Sawiro lagu wadaagay Baraha Bulshadad ayaa waxay muujiyaan burbur xooggan oo ka muuqda Xafaadda u uqaraxu ka dhacay ee Rue De Montyon.

- Advertisement -

Ugu yaraan hal dhismo ayuu dab ka ololayey, iyadoo gawaari iyo dhismooyin badan ku burbureen Qaraxaasi.

Ma kala cadda dhab ahaan waxa u uka dhashaay qaraxaasi maanta ka dhacay magaalladda Paris.

- Advertisement -

 

Latest stories