HomeCaalamkaMuwaadiniin Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay Koonfur Afrika

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Koox burcad Koonfur Afikan ah ayaa xalay Magaalada Restunburg ee dilkaasi waxa ay weerar isugu jiray dil iyo dhaawac ugu geysteen Muwaadiniin Soomaaliyeed oo kamid ah dadka ganacsiga ku leh dalkaasi.

Kooxda Burcada ah ayaa Muwaadiniinta Soomaaliyeed waxa ay ugu tageen goob ganacsi oo ay ku lahaayeen dalka Koonfur Afrika,isla markaana u geystay weerar isugu jiray Dil iyo dhaawac.

Gudoomiyihii hore ee Restunburg Abdirahman Shekh Ukun oo xiliga weerar uu ka dhacayay ku sugnaa goobta ayaa xaqiijiyay inay  weerarkaasi ku geeriyoodeen Muwaadintiinta lagu kala magacaabi jiray Ceydaruus Maxamed Abuukar iyo Cabdullaahi Maxamuud,halka midka la dhaawacay lagu magacaabo Cali Cusmaan Malaaq.

Bishan Janaayo 7 ayaa ganacsade Soomaaliyeed oo caan ah lagu dilay magaalada Capte Town, waxaana isla goobtii looga dhacay lacag gaareeysay 500,000 Rand (US $36,000).

Dalka Koonfur Afrika ayaa inta badan waxaa lagu dilaa Ganacsatada Soomaaliyeed,waana dilkii labaad ee laba todobaad gudahood dalka Koonfur Afrika loogu geysto Ganacsatada Soomaaliyeed .

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories