HomeCaalamkaQM oo balan qaad u sameysay Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Puntland

QM oo balan qaad u sameysay Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Puntland

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Somalia, ahna Sarkaalka sii wada shaqada Xafiiska QM ee Taageeradda Hawlgalka Somalia ee UNSOM, Raysdoon Zenenga  waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u diray Madaxweynaha  Cuusb ee Maamulka Puntland, Saciid C/llaahi Deni iyo Ku-xigeenkiisa, Axmed Cilmi Karaash, kuwaasi oo ay Xildhibaanadda Barlamaanka Puntland shalay doorteen.

War-saxaafadeed uu soo saaray Raysdoon Zenenga  waxa kale oo uu  Guddiga Doorashadda Puntland  ku bogaadiyey qaabka ay u maamuleen Doorashaddaasi, oo ku dhacday  si daah-furan madax bannaan oo caddaalad leh.

- Advertisement -

Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Somalia, ahna Sarkaalka sii wada shaqada Xafiiska QM ee Taageeradda Hawlgalka Somalia ee UNSOM, Raysdoon Zenenga  waxa uu Qoraalkisia ku sheegay inay UNSOM si dhow ula shaqeyn doonaan Maamulka Madaxweynaha Puntland, Saciid C/llaahi Deni.

Dhinaca kale, waxa uu sheegay inay bogaadinayaan Madaxweynaha xilka ka sii degayo  C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Maamulkiisa oo si nabad buuxda u wareejiyey Awoodda Maamulka Puntland, isla markaana abuuray xaallado  suurto-geliyey  inay Doorasho Guul leh ka dhacdo Puntland, oo lagu soo doortay Madaxweynaha cusub ee Puntland iyo Ku-xigeenkiisa.

Latest stories