HomeCaalamkaMaydadka Tahriibayaal ku soo caariyey Xeebaha dalka Libya

Maydadka Tahriibayaal ku soo caariyey Xeebaha dalka Libya

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Hay’adda Bisha Cas ee dalkaasi waxay shalay sheegtay inay heleen maydadka 5 Tahriibayaal oo ku soo caariyey Deegaanka Harawe ee magaalladda Xeebta leh ee Sirta oo 450-KM dhanka Bariga kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Tripoli.

Shaqaalaha Bisha Cas ma aysan sheegin dalalka ay ka soo kala jeedaan maydadka shalay laga helay Xeebaha Libya.

- Advertisement -

Bilowgii bishii December ee la soo dhaafay, waxay Hay’adda Badda Cas ee Libya sheegeen inay 15 Tahriibayaal ah ku hafteen Badda, kadib, markii ay Doonidii ay la socdeen kula degtay meel ka baxsan Xeebta magaalladda MISRAATA  oo 250-KM dhanka  Bari kaga toosan caasimadda dalka Libya ee Tripoli.

Kumanaan Muhaajiriin ayaa sannadihii la soo dhaafay ku geeriyooday, xilli ay doonayeen inay Tahriib kaga gudbaan Badda (Mediterranean Sea) , si ay u gaaraan Xeebaha.

Latest stories