HomeCaalamkaSawirro:-Madaxweynaha Jubbaland oo AMISOM kala hadlay dagaalka ka dhanka Al-Shabaab

Sawirro:-Madaxweynaha Jubbaland oo AMISOM kala hadlay dagaalka ka dhanka Al-Shabaab

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan degmada Afmadoe ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa maanta kulan la qaatay Taliska ciidanka AMISOM qaybta 2-aad ee ka howlgasha Jubbaland.

Kulankoofa ayaa waxa ay  uga  hadleen Madaxweynaha iyo saraakiisha AMISOM xoojinta wada shaqaynta Jubbaland iyo AMISOM sida is waydaarsiga xogaha iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa ay ka wada hadleen in degmada Afmadow laga furo xero lagu tababaro ciidanka Jubbaland, iyadoo tababarkaasi ay bixin doonaan saraakiisha ciidamada AMISOM.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa xalay ku hoyday degmada Afmadow,waxaana uu sheegay in uu halkaasi u tegay dardar gelinta howlgalka Shabaab looga saarayo deegaanada ay kaga sugan yihiin Jubbaland.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories