HomeWararMusharax Khaliif Ciise Mudan”Hadii la I doorto Dekada Boosaaso Gacantiina ayaan kusoo...

Musharax Khaliif Ciise Mudan”Hadii la I doorto Dekada Boosaaso Gacantiina ayaan kusoo celin doonaa”

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Weli waxaa Magalada Garoowe ka socota hadal jeedinta musharixinta Madaxweynaha Puntland,iyaga oo balan qaadayay in hadii uu guuleysto uu wax badan qaban doono. Musharax Khaiif Ciise Mudan ayaa sheegay in hadii uu guuleysto uu marka hore uu xooga saari doono sidii Al-Shabaab uga sifeyn lahaa Magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo,isla markaana uu amniga diirada saari doono. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Weli waxaa Magalada Garoowe ka socota hadal jeedinta musharixinta Madaxweynaha Puntland,iyaga oo balan qaadayay in hadii uu guuleysto uu wax badan qaban doono.

Musharax Khaiif Ciise Mudan ayaa sheegay in hadii uu guuleysto uu marka hore uu xooga saari doono sidii Al-Shabaab uga sifeyn lahaa Magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo,isla markaana uu amniga diirada saari doono.

- Advertisement -

Sidoo kale khudbadiisa ayaa waxaa ku jirtay in hadii la doorto uu Gacanta Puntland kusoo celin doono Dekadda Magaalada Boosaaso oo hadda ay maamusho Shirkada DP World ee laga leeyahay dalka isutaga Imaaraadka Carabta.

Heshiis dhexmaray Xukuumadda Madaxweyne Gaas iyo Shirkada DP World ayaa dekada Magalada Boosaaso lagula wareegay,waxana heshiiskaas kasoo horjeeday Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan Maamulka Puntland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts