HomeWararHanti Dhowraha Cusub ee Jubbaland oo Maanta la dhaariyay

Hanti Dhowraha Cusub ee Jubbaland oo Maanta la dhaariyay

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Munaasabad uu xilka kula wareegayay Hanti Dowraha Cusub ee Maamulka Jubbaland Cabdicasiis Sh Xuseen Dayib ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Munaasabada Dhaarinta waxaa ka qeyb galay oo goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ,waxaana halkaasi lagu dhaariyey Hanti Dowraha Cusub ee Jubbaland. Madaxweynaha Dowlad […]

- Advertisement -

Munaasabad uu xilka kula wareegayay Hanti Dowraha Cusub ee Maamulka Jubbaland Cabdicasiis Sh Xuseen Dayib ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Munaasabada Dhaarinta waxaa ka qeyb galay oo goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ,waxaana halkaasi lagu dhaariyey Hanti Dowraha Cusub ee Jubbaland.

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa 29 Bishii November ee Sanadtii tegay ee 2018 u Magacaabay xilka Hanti Dowraha Jubbaland Cabdicasiis Sh Xuseen Dayib ugu dambeyna Maanta la dhaariyay.

Latest stories