HomeCaalamkaFIFA oo Madaxda xiriirka Kubada Cagta Somalia wax ka weydiin doonta ...

FIFA oo Madaxda xiriirka Kubada Cagta Somalia wax ka weydiin doonta musuq maasuq lagu eedeeyay

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Ilo ka tirsan Xiriirka K/Cagta Adduunka ee FIFA oo la hadlay Wargeyska The Guardian ee ka soo baxa magaalladda London ayaa sheegay inay ka war hayaan cabashadda Gabdhaha K/Cagta ee Somalia, isla markaana ay dadaal u geli doonaan sidii ay ula kulmi lahaayeen Madaxa Gabdhaha K/Cagta ee Somalia, Shayma Maxamed. Wargeyska waxa uu qoray in […]

- Advertisement -

Ilo ka tirsan Xiriirka K/Cagta Adduunka ee FIFA oo la hadlay Wargeyska The Guardian ee ka soo baxa magaalladda London ayaa sheegay inay ka war hayaan cabashadda Gabdhaha K/Cagta ee Somalia, isla markaana ay dadaal u geli doonaan sidii ay ula kulmi lahaayeen Madaxa Gabdhaha K/Cagta ee Somalia, Shayma Maxamed.

Wargeyska waxa uu qoray in ay kordhin doonaan Taageeradda ay siiyaan Gabdhaha K/Cagta Somalia, isla markaana ay fahamsn yihiin in XSFC  magacaabi doonaan Koox cusub, si loo horumariyo Haweenka K/Cagta Somalia.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Ilo-wareedka FIFA waxay u sheegeen Wargeyska The Guardian inay  Saraakiisha Xafiis-gobaleedka FIFA ee magaalladda Addis Abeba  sida ugu dhaqsaha badan ula kulmi doonaan XSKC, si looga wada xaajoodo qorshaha XSKC.

Tallaabadan ayaa timid, kadib, markii ay Madaxa Gabdhaha K/Cagta ee Somalia, Shayma Maxamed ay Qoraal cabasho ah u dirtay FIFA oo ay ku sheegtay inaysan wax feker ah ka qabin halka ay ku dambayso Lacagaha ay FIFA u qoondeeyaan Hawlaha K/Cagta ee Gabdhaha Somalia.

Dhinaca kale, Wargeyska The Guardian waxa uu qoray inay XSKC ka jawaabin wicitaankooda, si ay faahfahin uga bixiyaan dacwadda iyaga ka dhanka ah ee ay Madaxa Gabdhaha K/Cagta Somalia, Shayma Maxamed u gudbisay Ururka K/Cagta Adduunka ee FIFA.

Latest stories