HomeWararSawirro:-Ciidamada Jubbaland oo saakay dhaq dhaqaaqyo ka wada Gobolka Jubbada Hoose

Sawirro:-Ciidamada Jubbaland oo saakay dhaq dhaqaaqyo ka wada Gobolka Jubbada Hoose

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Wararka saakay naga soo gaaraya Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbada ay saakay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wadaan tuulooyin hoostaga degmada Afmadow.

Ciidamo farabadna oo ka tirsan kuwa Jubbaland ayaa saakay gaaray tuulooyin hoostaga degmada Afmadow,waxaana saraakiisha hoggaamineysa ay sheegeen inay ku wajahan yihiin deegaanad ay ku sugan yihiin Al-Shabaab.

- Advertisement -

Maalma ka hor degmada Afmadow waxaa gaaray ciidamo ka tirsan kuwa Jubbaland oo diyaarado lagu geeyay,kuwaas oo laga daabulay Magalada Kismaayo si ay uga qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dhawaan sheegay in Maamulka Jubbaland ay ka go’an tahay inay Al-Shabaab ka saaraan deegaanad ay gacanta ku hayaan sigaar ah Gobolka Jubbada Dhexe.

Latest stories