HomeCaalamkaMareykanka oo War kasoo saaray duqeyn uu ka fuliyay Gobolka Baay

Mareykanka oo War kasoo saaray duqeyn uu ka fuliyay Gobolka Baay

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Taliska Mareykanka ee Qaarada afrika ee (Africom) ayaa soo saaray warbixin la xiriirta duqeyn dhinaca cirka ah oo diyaaradahooda aan duuliyaha laheyn ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolka Baay.

Qoraal kasoo baxay Africom Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu xusay in diyaaradahooda duqeyntii ugu horeysay ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Baay.

- Advertisement -

Warka kasoo baxay Taliska Mareykanka ee Qaarada afrika  ayaa lagu sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen meel u dhow deegaan lagu Magacaabo Dheerow Sanle ay ku dileen Xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab.

Sidoo kale waxa ay sheegeen inay qiimeyn ku sameyn doonaan hadii dad rayid ah ay wax ku noqdeen Duqeyntaas ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka uu leeyahay.

Sanadkii tegay ee 2018 ayaa Mareykanka waxa uu koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ka fuliyay duqeyntii ugu badneed,iyada oo Sanadkaan duqeyntii ugu horeysay uu labadii Bishaan ka fuliyay deegaan ka tirsan Gobolka Baay.

- Advertisement -

Latest stories