HomeCaalamkaIlhan Cumar iyo Rashidiya oo maanta la dhaarinayo

Ilhan Cumar iyo Rashidiya oo maanta la dhaarinayo

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Iyadoo dhawaan la doortay xubno cusub oo ku soo biiray Cngresska Mareykanka ayaa waxaa lagu wadaa in la dhaariyo xubnaha cusub ee ku soo biiray labada aqal ee congresska Maraykanka, iyada oo sanadkan ay, gaar ahaan, aqalka hoose ku soo biirtay tiradii ugu badneyd ee dadka laga tirada badan yahay,taasi oo muujinaysa isbedel xoogan. Bulshooyin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo dhawaan la doortay xubno cusub oo ku soo biiray Cngresska Mareykanka ayaa waxaa lagu wadaa in la dhaariyo xubnaha cusub ee ku soo biiray labada aqal ee congresska Maraykanka, iyada oo sanadkan ay, gaar ahaan, aqalka hoose ku soo biirtay tiradii ugu badneyd ee dadka laga tirada badan yahay,taasi oo muujinaysa isbedel xoogan.

Bulshooyin badan oo kunool dalka Mareykank ayaa wax weyn u arka talaabadan,iyagoo muujinay farxad ku aadan guulaha ay gaareen shaqsiyaadka cusub oo ay kamid tahay Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Dhanka kale dalka Mareykanka ayaa waxaa kajira jahwareer siyaasadeed,kaasi oo u dhexeey ahay’adaha fulinta iyo baarlamaanka.

Waxaa ay salka ku haysaa miisaaniyada la’aanta dowladda oo saameyn kuyeelatay howlihii adeegyada hay’adaha dowladda dalkaasi oo weli xayiran,taasi oo saameyn ballaaran ka dhalankarta hadii ay sii socoto.

Madaxweynaha Mareykanka ayaa dadaal ugu jira sidii miisaaniyadda dalkaasi loogu kordhin lahaa malaayin dollar oo lagu dhisayo derbiga Mareykanka iyo Mexico.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts