HomeCaalamkaDowladda Itoobiya oo ku raadjoogta Getachew Assefa oo baxsad ah

Dowladda Itoobiya oo ku raadjoogta Getachew Assefa oo baxsad ah

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Mas’’uuliyiinta dalka Itoobiya ayaa warqad lagu xirayo u jartay madaxi hore ee sirddoonka dalkaasi, Getachew Assefa. Waxaa jiraa warar soo baxaya oo ah in lala xiriirinayo xadgudub dhanka xuquuqda aadanaha ah. Getachew ayaa ahaa madaxi sirddoonka Itoobiya ka hor inta uusan xilka qaban ra’iisul wasaare Abiy Axmed. Abiy ayaa horraan ballan qaaday in saraakiishii ku […]

- Advertisement -

Mas’’uuliyiinta dalka Itoobiya ayaa warqad lagu xirayo u jartay madaxi hore ee sirddoonka dalkaasi, Getachew Assefa.

Waxaa jiraa warar soo baxaya oo ah in lala xiriirinayo xadgudub dhanka xuquuqda aadanaha ah.

- Advertisement -

Getachew ayaa ahaa madaxi sirddoonka Itoobiya ka hor inta uusan xilka qaban ra’iisul wasaare Abiy Axmed.

Abiy ayaa horraan ballan qaaday in saraakiishii ku tumatay xuquuqda aadanaha lala xisaabtamayo.

Kalfadhigii baarlamaanka Taladaadii, xeer ilaaliyaha guud ee dalka Itoobiya Birhanu Tsegay ayaa ku eedeeyay maamulka Tigreega inay qarinayaan Getachew oo uu sheegay inuu halkaasi ku dhuumaaleysanaya.

- Advertisement -

Ninkan ayaa kasoo jeeda qowmiyadda Tigreega.

Qaar kamid ah shacabka iyo siyaasiyiinta Tigreega ayaa ku eedeeyay dowladda Itoobiya in iyagu ay bartilmaameedsaneyso.

Latest stories