HomeCaalamkaXoghayaha Guud ee QM oo farriin u diray Madaxda Dowladda Federaalka

Xoghayaha Guud ee QM oo farriin u diray Madaxda Dowladda Federaalka

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Guterres waxa uu si kulul u cambaareeyey weerarkii Hoobiyayaasha ee shalay lala beegsaday Dhismaha QM ku leedahay Xeradda Xalane ee magaalladda Muqdisho, wuxuuna sheegay inuu falkaasi xadgudub ku yahay Qaanuunka Caalamiga ee Arrimaha Smaafalka.

Waxa uu mar kale xaqiijiyey inaysan falalka noocaasi ah waxba u dhimmi karin dadaalka xooggan ee sii socoshadda Taageerida QM  ee dadaalka DFS iyo dadka Soomaaliyeed ugu jiraan dhismaha Nabadda iyo Deganaanshaha dalka.

- Advertisement -

Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Guterres waxa uu ku booriyey DFS inay baraitaan ku sameeyaan kuwii ka mas’uulka ahaa Weerarkaasi, isla markaana sida ugu dhaqsaha badan loo hor keeno Caddaaladda, waa sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale, Waxa uu Antonio Guterres sheegay in 7 Hoobiye ku habsadeen Dhismaha QM, kuna dhaaween 2 ka tirsan shaqaalaha QM iyo Nin Qandaraasle ah, wuxuuna u rajeeyey bogsasho degdeg ah.

Si kastaba ha ahaatee, Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda duqeynta laala beegsaday Dhismaha QM ee Xeradda Xalane, waa weerarkii u horreeyey ee ay Alshabaab qaadaan sannadkan cusub ee tirsiga Miilaadiyadda ee 2019-ka.

Latest stories