HomeCaalamkaSiyaasiga Faarax Macallim oo soo dhaweeyey Go’aankii ay DFS ku cayrisay Nicholas...

Siyaasiga Faarax Macallim oo soo dhaweeyey Go’aankii ay DFS ku cayrisay Nicholas Haysom

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Siyaasiga Faarax Macallim oo ka tirsan Siyaasiyiinta Soomaalida-Kenya waxa uu Tallaabo weyn ku tilmaamay go’aanka  Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul-wasaare Kheyre ee lagu eryey Ergayga Khaaska ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsanaa Arrimaha Somalia, Nicholas Haysom.

Qoraal uu Faarax Macallim soo dhigay Bartiisa Twitterka waxa uu ku sheegay in  ay wax kasta kala cad yihiin inay dalka Somalia leeyihiin Soomaalida.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Siyaasiga Faarax Macallim oo horey u ahaa G/Xigeenkii Barlamaanka dalka Kenya ee sannadihii 2008-dii ilaa 2013-kii waxa uu qoraalkiisa ku xusay Baaq uu Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre kaga dalbaday inay marka xigta nadiifiyaan Xalane, Deegaanadda Khaaska ee Dhaqaalaha iyo Badda (EEZ).

Latest stories