HomeCaalamkaQM oo si kulul uga hadashay weerar lagu qaaday xarunta Xalane

QM oo si kulul uga hadashay weerar lagu qaaday xarunta Xalane

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay in laba ka tirsan shaqaalaha Qaramada Midoobay iyo qof qandaraasle ah ay ku dhaawacmeen weerarro loo adeegsaday hoobiyayaal oo lagu qaaday xarunta Qaramada Midoobay ee ku dhex taalla Xalane.

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midiobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Haysom ayaa sheegay in toddoba madfac lagu soo riday xarunta, waxaana uu sheegay in dhaawaca soo gaadhay shaqaalaha uusan ahayn mid naftooda halis ku ah.

- Advertisement -

Haysom ayaa cambaareeyey weerarkaas, waxaana uu sheegay inuu yahay mid xadgudub ku ah sharciga bani’aadminnimada ee caalamka.

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkan dhacay maanta.

Latest stories