HomeCaalamkaDowladda Somalia oo amartay in deg deg dalka uga baxo Wakiilka Qaramada...

Dowladda Somalia oo amartay in deg deg dalka uga baxo Wakiilka Qaramada Midoobay

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya in dalka Soomaaliya aan laga rabin  isagana baxo.

War-Saxaafadeedka ayaa waxaa lagu xusay in Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya uusan dalkaan ka Shaqeyn karin,isla markaana Nicklas Haysom uu si cad u jabiyay habmaamuuskii iyo dhaqankii diblomaasiyadeed ee uu Xafiiskan u taagnaa.

- Advertisement -

Wakiilka Qarmada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya ayaa xalay ka hadlay xarigii Muqtaar Roobow iyo banaanbaxyadii rabshadaha watay ee ka dhacay Magalada Bayhabo.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Wasaaradda arrimaha Dibada Soomaaliya.

Latest stories