HomeCaalamkaTirada Sanadihii ugu dambeeyay ku dhimatay Badde dhexe ee Mediterranean-ka oo la...

Tirada Sanadihii ugu dambeeyay ku dhimatay Badde dhexe ee Mediterranean-ka oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Warbixin uu shalay oo Khamiis ahayd soo saaray Guddiga gargaarka Qaxootiga Dalka Spain ee CEAR loo soo gaabiyo ayaa lagu sheegay in tan iyo markii ay billoowdeen safarrada sharci darrada ah Sanadkan oo keliya ay Badda dhexe (Mediterranean Sea) ku dhinteen 2,241, Qof oo tahriibayaal ah. Guddiga lagu Magacaabo CEAR, ayaa sheegay  in tirada Dadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbixin uu shalay oo Khamiis ahayd soo saaray Guddiga gargaarka Qaxootiga Dalka Spain ee CEAR loo soo gaabiyo ayaa lagu sheegay in tan iyo markii ay billoowdeen safarrada sharci darrada ah Sanadkan oo keliya ay Badda dhexe (Mediterranean Sea) ku dhinteen 2,241, Qof oo tahriibayaal ah.

Guddiga lagu Magacaabo CEAR, ayaa sheegay  in tirada Dadka musaafuriinta aan sharciga ahayn ee ku dhintay Badda dhexe ee Mediterranean-ka ay aad u sareeyeen Sanadka 2018 , waloow ay kasii badan yihiin intii ku Naf weyday Sanadihii hore.

- Advertisement -

2,241 Qof ayaa tan iyo 2015-kii ku dhimatay (Mediterranean Sea) Badde dhexe, sida ay war-bixintu sheegtay.

Ku dhowaad, 56,480 Qof ayaa gaaray Xeebaha Dalka Spain, halka Sanadkan 2018-ka oo qura ay 769, oo musaafuriin aan sharci ahay ay ku geeriyoodeen Badda, waa dhimashadii ugu sarreysay tan iyo markii uu Dalkaasi Spain noqday marinka ugu badan ee ay Tahriibayaasha Afrika ka galaan Waddamada Yurub.

Guddiga ayaa sheegay in qul-qulka tahriibta aan lagu xallin Karin wada hadallada Dowladaha ay ka yeeshaan, loona baahn yahay si kale loo wajaho, wuxuuna Gudigu kula taliyay madaxda Yurub in ay joojiyaan caqabadaha ka dhanka ah Qaxootiga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts