HomeCaalamkaSawirro:-Madaxweynaha Cusub ee K/Galbeed oo Maanta sirasmi ah xilka ula wareegay

Sawirro:-Madaxweynaha Cusub ee K/Galbeed oo Maanta sirasmi ah xilka ula wareegay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Kullan ay goob joog ay ka ahaayeen Mas’uulyiin kala duwan oo ugu horeeyo Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur galbeed Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna Maye iyo Xildhibaano ka wada tirsan Baarlamanka Fedaralka Soomaaliya Iyo Baarlamanka Koonfur Galbeed ayaa Maanta lagu qbatay Madaxtooyada Koonfur Galbeed ee Magalada Baydhabo. Kullanka ayaa ujeedkiisa ahaa mid si rasmi ah  uu xilka Madaxweyne loogu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kullan ay goob joog ay ka ahaayeen Mas’uulyiin kala duwan oo ugu horeeyo Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur galbeed Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna Maye iyo Xildhibaano ka wada tirsan Baarlamanka Fedaralka Soomaaliya Iyo Baarlamanka Koonfur Galbeed ayaa Maanta lagu qbatay Madaxtooyada Koonfur Galbeed ee Magalada Baydhabo.

Kullanka ayaa ujeedkiisa ahaa mid si rasmi ah  uu xilka Madaxweyne loogu wareejinayay Madaxweynaha Koonfur Galbeed  C/ Casiis Xasan Mohamed Lafta gareen oo 19- Bishan lagu doortay Baydhabo.

- Advertisement -

Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna Maye oo ah Gudomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed,sidoo kalena ahaa sii haayaha Xilka Madaxweynaha ayaa sheegey in maanta si rasmi ah Xilka ugu wareejiyay Madaxaweynaha laftagareen.

Madaxweynaha Dowlad  Goboleedka Koonfur Galbeed  C/Casiis Xasan Mohamed Lafta gareen ayaa ka hadley Qorshaha wax qabadka maamulkiisa uu la imaan doono ‘isag oo si cad u sheegey in maamulkiisa Muhiimadda 1-aad uu siin doono Amniga Guud Ee Deeganada Koonfur galbeed Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts