HomeCaalamkaMuwaadin Soomaaliyed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Muwaadin Soomaaliyed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Habeenimadii xalay aheyd ayaa Koox Burcad Koonfur Afrikan ah waxa ay Gudaha dalka Koonfur Afrika ku dishay Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dadka dalkaasi ku Ganacsada. Kooxda Burcada ah ayaa muwaadinka Soomaaliyeed Allaha u naxariistee oo lagu Magacaabi jiray Bashiir Abuukar Maxamuud waxa ay ugu tageen kuna dileen goobtiisa Ganacsi oo ku taalla Deegaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Habeenimadii xalay aheyd ayaa Koox Burcad Koonfur Afrikan ah waxa ay Gudaha dalka Koonfur Afrika ku dishay Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dadka dalkaasi ku Ganacsada.

Kooxda Burcada ah ayaa muwaadinka Soomaaliyeed Allaha u naxariistee oo lagu Magacaabi jiray Bashiir Abuukar Maxamuud waxa ay ugu tageen kuna dileen goobtiisa Ganacsi oo ku taalla Deegaanka Qamata.

- Advertisement -

Mid ka mid ah dadka Soomaalida ah ee dalkaasi Koonfur Afrika ku Ganacsada ayaa waxa uu sheegay in dilka kadib kooxdii Burcada aheyd ay goobta isaga baxsadeen,hayeeshee ay baaritaano sameeyeen Ciidamada Booliska dalkaas wallow aysan qaban kooxdii dilka geysatay.

Muwaadinka Soomaaliyeed ee xalay lagu dilay dalka koonfur Afrika ayaa mudo bil kahor fasax u ku yimid MUqdisho dib ugu laabtay dalkaas oo uu ku noolaa mudo ka badan 10-Sanno sida ay sheegeen Eheladiisa.

Dalka Koonfur Afrika ayaa inta badan waxaa lagu dilaa Ganacsatada Soomaaliyeed,iyada oo ilaa iyo hadda dowladda dalkaas aysan ku guuleysan inay waxka qabtaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts