HomeCaalamkaDowladda Qatar oo Gawaari Gaashaaman u dirtay...

Dowladda Qatar oo Gawaari Gaashaaman u dirtay…

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Diyaarado  ay leeyihiin Milliteriga Qatar  ayaa la sheegay inay 24 Gawaarida Gaashaaman u daad-gureeyeen dalka Maali, taasi oo u muuqata Isku-day ay Dowladda Qatar ku doonayso inay ku taageerto Dalalka Gobalka Saaxil ee Dagaalka kula jira Kooxaha loogu yeero Argagixisadda.

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Qatar ayaa lagu sheegay in Taageeradaasi gacan ka geysan doonaan La-dagaalanka Argagixsadda iyo Dhismaha Ammaanka ee dalalka xubnaha ka ah Isbahaysiga Saaxil ee G5.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories