HomeCaalamkaSawirro:-Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay Wafdi ka socda UNSOM

Sawirro:-Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay Wafdi ka socda UNSOM

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxeeynaha Cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen) ayaa Maanta Magalada Baydhabo kulan sagootin ah ugu sameeyey  Vikram Parekh madaxii hore UNSOM ee Magaalada Baydhabo. Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka KGS Cabdiqaadir Shariif Sheekhunaa iyo sidoo kale Aroud Laloum madaxa cusub xafiiska UNSOM,Wasiiro iyo Xilfhibaano ka tirsan Maamulkaas. Madaxweyne  laftagareen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxeeynaha Cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen) ayaa Maanta Magalada Baydhabo kulan sagootin ah ugu sameeyey  Vikram Parekh madaxii hore UNSOM ee Magaalada Baydhabo.

Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka KGS Cabdiqaadir Shariif Sheekhunaa iyo sidoo kale Aroud Laloum madaxa cusub xafiiska UNSOM,Wasiiro iyo Xilfhibaano ka tirsan Maamulkaas.

- Advertisement -

Madaxweyne  laftagareen ayaa Vikram ugu mahadcelinayay qaabkii wanaagsaneed uu ugu shaqeeyey Xafiiska mudaddii uu joogay.

Sidoo kale waxaan Madaxweyne laftagareen gacmo furan kusoo dhoweeyay madaxa cusub ee xafiiska UNSOM ee magaalada Baydhabo Aroud Laloum, waxaana uu sheegay in uu la Shaqeyn doono.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts