HomeCaalamkaSawirro:-La-xisaabtan ku bilaawday laba ka mid ah Maxkamadaha degmooyinka G/Banaadir

Sawirro:-La-xisaabtan ku bilaawday laba ka mid ah Maxkamadaha degmooyinka G/Banaadir

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullahi ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagay Maxkamadaha Degmooyinka Dayniile Iyo Warta Nabada waxaana ku soo dhaweeyay Howlwadeenada Maxkamadaha Degmooyinka ayadoo uu la kulmay Bulshada degmooyinkaas Iyo Taliyaasha labada Saldhig Macalin Faarax iyo Macalin Daahir asagoo kawareystay labada Guddoomiye iyo labada Taliye wadashaqeynta u dhaxeysa. Guddoomiyaha Maxkamdda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullahi ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagay Maxkamadaha Degmooyinka Dayniile Iyo Warta Nabada waxaana ku soo dhaweeyay Howlwadeenada Maxkamadaha Degmooyinka ayadoo uu la kulmay Bulshada degmooyinkaas Iyo Taliyaasha labada Saldhig Macalin Faarax iyo Macalin Daahir asagoo kawareystay labada Guddoomiye iyo labada Taliye wadashaqeynta u dhaxeysa.

Guddoomiyaha Maxkamdda Rafcaanka Gobollka Banaadir ayaa kormeer joogta ku sameeya Maxkamadaha Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir asagoo u kuur galaya howlaha shaqo ay u hayaan bulshada ku nool Gobolka Banaadir iyo wixii caqabado ka jira habsami u socodka howlaha.

- Advertisement -

Kormeerka Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa ahaan doona mid joogta ah si loo gaaro Garsoor Caddaalad ku dhisan oo ummadda ugu adeega si Daacadnimo iyo Caddaalad ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts