HomeCaalamkaSawirro:-Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo heshiis kala saxiixday

Sawirro:-Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo heshiis kala saxiixday

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Xildhibaan Sheikh Nuur  Maxamed Xassan  oo maalmahan howlo shaqo ku joogay Dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta kulan la qaatay Madaxda Hay’adda u adeegta Xujayda Dowladaha Carabta. Waxaa Wafdiga Wasiirka soo dhawayn u sameeyay Guddoomiyaha Hay’adda  Eng. Cabaas Cabdulqani Qudbaan & Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda. Labada dhinac waxaa ay dib […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Xildhibaan Sheikh Nuur  Maxamed Xassan  oo maalmahan howlo shaqo ku joogay Dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta kulan la qaatay Madaxda Hay’adda u adeegta Xujayda Dowladaha Carabta.

Waxaa Wafdiga Wasiirka soo dhawayn u sameeyay Guddoomiyaha Hay’adda  Eng. Cabaas Cabdulqani Qudbaan & Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda.

- Advertisement -

Labada dhinac waxaa ay dib isula eegeen caqabadihii qabsaday Xujayda Soomaaliyeed sanadkii la soo dhaafay, iyada uu Wasiirku xoogga saaray sidii xujayda Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen adeeg ku tayo ah xujayda dowladaha kale ka yimaada.

Wasaaradda & Hay’adda ayaa ugu dambeyn ku heshiiyay tayaynta adeegga la siiyo Xujayda Soomaaliyeed inta lagu guda jiro acmaasha Xajka.

Dadaalka wasiirka ayaa wax wayn ka badalay haybadda xujayda Soomaaliyeed maadaama sanadkan 2019 ay Soomaaliya ka xajin doonaan 11,500 si la mid ah dowladaha Caalamka isla markaasna ay heli doonaan adeeg la mid ah xujayda kale.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts