HomeCaalamkaRa’iisul Wasaarihii hore ee dalka Pakistan oo xukun lagu riday

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Pakistan oo xukun lagu riday

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Ra’isul-wasaarihii hore ee dalkaasi, Nawaaz Shariif waxaa maanta la soo taagay Maxkamadda La-dagaalanka Musuqa ee dalkaasi, isagoo lagu soo oogay Dembiyo la xiriira Musuqmaasaq.

Nawaaz Shariif oo 3 jeer Ra’isul-wasaare ka soo noqday dalkaasi waxay Maxkamaddu ku heshay inuu awoodi kari waayey inuu keeno caddaymo muujinaya Milkiyadiisa Wershad Birta  ee Al-casiisiyah oo uu ku leeyahay gudaha dalka Sacuudiga.

- Advertisement -

Maxkamaddu waxay ku xukuntay Nawaas Shariif xabsi 7 sanno ah, balse waxa uu isagu ku dooday in Xukunkiisa ay Siyaasad ka dambeysay.

Shabakadda Wararka ee Wargeyska Dawn ayaa qortay in Ra’isul-wasaarihii hore ee dalka Pakistan, Nawaaz Shariif lagu ganaaxay lacag dhan 2.5 million oo Dollar  oo kiiska Musuqa ee Wershadda Birta ee Al-casiisa ee ku leeyahay Sacuudiga.

Dhinaca kale,  Taageerayaasha Xisbiga Nwaaz Shariif ee The Pakistan Muslim League (Nawaz) ee PML-N waxay dibadbax ka dhigeen caasimadda dalkaasi ee Islamabaad, iyagoo ka horjeeda Xukunkaasi.

- Advertisement -

Boliska waxay Dibdbaxayaasha ku kala cayriyeen Sunta dadka ka ilmeysiisa.

Latest stories