HomeWararAkhriso:-Guddoomiyeyaal degmo oo xilkii laga qaaday

Akhriso:-Guddoomiyeyaal degmo oo xilkii laga qaaday

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa Maanta xilkii ka qaaday guddoomiyeyaasha laba ka mid ah degmooyinka Gobolka Hiiraan. Laba Wareegto oo kasoo baxday Wasiirka xafiiskiisa ayaa waxaa xilkii looga qaaday guddoomiyeyaashii degmooyinka jalalaqsi iyo Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan. Waxaa  Gudoomiyaha Degmada Jalalaqsi loo Magacaabay Maxamed Nuur (Cagajoof ) […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa Maanta xilkii ka qaaday guddoomiyeyaasha laba ka mid ah degmooyinka Gobolka Hiiraan.

Laba Wareegto oo kasoo baxday Wasiirka xafiiskiisa ayaa waxaa xilkii looga qaaday guddoomiyeyaashii degmooyinka jalalaqsi iyo Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Waxaa  Gudoomiyaha Degmada Jalalaqsi loo Magacaabay Maxamed Nuur (Cagajoof ) halka Gudoomiyaha Degmada Buuloburte loo Magacaabay Cabdicasiis Cabdullaahi Cabdi.

Degmada jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka taagnaa khilaaf dhinaca Maamulka ah kadib markii guddoomiyihii degmadaas uu diiday xilka qaadis lagu sameeyay taas oo keentay in laba Maamul ay ka Shaqeeyaan degmada Jalalaqsi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories