HomeCaalamkaUrurka Jaamacadda Carabta oo taageero Cusub u balan qaaday Dowladda Federaalka

Ururka Jaamacadda Carabta oo taageero Cusub u balan qaaday Dowladda Federaalka

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Xoghayaha Guud ee Ururka Jamaacadda Carabta, Al-sayid Axmed Abdul-kheyt ayaa hadalkaasi sheegay, kadib, markii uu Xafiiskiisa kula kulmay Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federalka Somalia, Dr. C/raxmaan Ducaale Bayle oo maalmahan booqasho ku joogay caasimadda dalka Masar ee Qaahira.

Al-sayid Axmed Abdul-kheyt waxa uu tilmaamay in Ururka Jamaacadda Carabta waxa uu ugu baaqay Dowladaha Carabta inay DFS siiyaan Taageero dhinac kasta ah, wuxuuna xusay in Ururka Jaamacadda Carabta ka go’an tahay in Somalia laga taageero Ammanaka iyo Deganaanshaha.

- Advertisement -

War qoraal oo ka soo baxay Afhayeenka Ururka Jamaacadda Carabta, Ambassador Maxamuud Cafiifi ayaa sheegay inay Madaxda Ururka Jamaacadda Carabta iyo Wasiirka Maaliyadda Somalia yeesheen kulan 2 maalmood oo dhamaystiran, kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii DFS loo siin lahaa baahida iyo muhiimadda ee sannadaha soo socda, si loo xaqiijiyo Horumarinta.

Latest stories