HomeCaalamkaKenya Airways oo bilowday Duullimaadyadda Tooska ee Muqdisho iyo Nairobi

Kenya Airways oo bilowday Duullimaadyadda Tooska ee Muqdisho iyo Nairobi

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Shirkadda Kenya Airways oo  ay Dowladda Kenya leedahay ayaa la sheegay inay ugu dambeyntii go’aamiyeen inay bilaabaan Duullimaadyadda Tooska ee Garoonka Caalamiga ee Jomo Kenyatta ee magaalladda Nairobi iyo Garoonka Caalamiga Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho. Shirkadda Kenya Airways waxay horey 2 jeer hakisay Duullimaadyadaasi, oo horey qorshuhu ahaa inuu bilowdo bishii hore ee November […]

- Advertisement -

Shirkadda Kenya Airways oo  ay Dowladda Kenya leedahay ayaa la sheegay inay ugu dambeyntii go’aamiyeen inay bilaabaan Duullimaadyadda Tooska ee Garoonka Caalamiga ee Jomo Kenyatta ee magaalladda Nairobi iyo Garoonka Caalamiga Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho.

Shirkadda Kenya Airways waxay horey 2 jeer hakisay Duullimaadyadaasi, oo horey qorshuhu ahaa inuu bilowdo bishii hore ee November 15-dii.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Fulinta ee Shirkadda Kenya Airways Sebastian Mikosz waxa uu shalay sheegay inay Heshiis la galeen Shirkad Kenyan ah oo lagu magacaabo ALS OO BIXISA Caymiska iyo Adeegyadda Lausimadda Duullimaadyadda si loo bilaabo Duullimaadka Maalinlaha ee Tooska ee Muqdisho iyo Nairobi.

Shirkadda Kenya Airways waxay sheegtay inay maalin kasta Duullimaad Toos ah Nairobi ka soo duulli doonto 1:00 Duhurnimo, waxayna Garoonka Aadan Cadde ku soo degi doontaa maalin kasta  saacaddu markay tahay 1:45 daqiiqo ee Duhurnimo.

Shirkadda Kenya Airways waxay sheegeen in tikidhks Diyaaraddaa ee Sii-socodka iyo soo-noqosho tahay 403-Dollar, iyadoo Duullimaadka halka mar uu noqonayo 218 Dollar.

Latest stories