HomeCaalamkaDhageyso:-Khilaaf weli ka dhex-taagan Madaxda Gobolka Hiiraan

Dhageyso:-Khilaaf weli ka dhex-taagan Madaxda Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Waxaa weli taagan khilaafka u dhaxeeya Madaxda sare ee Maamulka Gobolka Hiiraan,waxaana weli jirin cid weli ku guuleysato inay xal ka gaarto kilaafkaas. Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar(Dabageed) iyo ku xigeenkiisa dhinaca amniga Cabdiraxiin Muxumed Taakoy ayuu khilaafkaas u dhaxeeyaa. Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga ee Maamulka Gobolka Hiiraan Cabdiraxiin Muxumed Taakoy ayaa sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa weli taagan khilaafka u dhaxeeya Madaxda sare ee Maamulka Gobolka Hiiraan,waxaana weli jirin cid weli ku guuleysato inay xal ka gaarto kilaafkaas.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar(Dabageed) iyo ku xigeenkiisa dhinaca amniga Cabdiraxiin Muxumed Taakoy ayuu khilaafkaas u dhaxeeyaa.

- Advertisement -

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga ee Maamulka Gobolka Hiiraan Cabdiraxiin Muxumed Taakoy ayaa sheegay in weli khilaafkaas uu taagan yahay,isla markaana aysan jirin cid xal ka gaartay.

Waxyaabaha ay isku-khilaafeen ayuu sheegay inay la xiriirto nidaamka dowladnimo,hayeeshee warar soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in uu ka bilaawday Arrimo dhinaca Maaliyadda ah.

Wasiirka arrimaha Gudaha Maamulka Hir-Shabeelle ayuu sheegay in uu la xiriiray,isla markaana uu u gudbiyay khilaafkaas,kana sugayaan jawaab.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa dhawaan Wareysi suu siiyay Radio Dalsan waxa uu ku hanjabay in uu tallaabo ka qaadi doono cid kasta oo kahor-timaada nidaamka dowladnimo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts