HomeWararSawirro:-Xisbi uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Maanta la diiwaangeliyay

Sawirro:-Xisbi uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Maanta la diiwaangeliyay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa Maanta waxa ay diiwaangeliyeen Xisbiga Himilo Qaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. Xisbigaan ayaa ka mid noqonaya in ka badan 35 Xisbi Siyaasadeed oo guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka qaranka ay si KMG ah Shahaadooyinka Xisbinimo guddoonsiiyeen. Xisbigaan ayaa waxaa ku jiro,Xildhibaano iyo […]

- Advertisement -

Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa Maanta waxa ay diiwaangeliyeen Xisbiga Himilo Qaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

Xisbigaan ayaa ka mid noqonaya in ka badan 35 Xisbi Siyaasadeed oo guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka qaranka ay si KMG ah Shahaadooyinka Xisbinimo guddoonsiiyeen.

- Advertisement -

Xisbigaan ayaa waxaa ku jiro,Xildhibaano iyo Siyaasiyiin horay xilal uga soo qabtay Dowladihii dalka soo maray,waxaana Xisbigaan uu ka qeyb qaadan doonaan doorashada 2020 la filayo inay dalka ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Latest stories