HomeCaalamkaSawirro:-Dhageysiga Khudbadaha musharixiinta Madaxweynaha KGS oo bilaabatay

Sawirro:-Dhageysiga Khudbadaha musharixiinta Madaxweynaha KGS oo bilaabatay

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Magaalada Baydhabo oo Xarun KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya gaar ahaan Xarunta Baarlamaanka maamulkaasi ayaa waxaa goordhow ka bilaabatay Khudbad jeedinta Musharaxiinta Madaxtinimada Maamulka Koonfur Galbeed.

Musharaxiinta u tartamaya Xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Khudbaha jeedinaya ayaa ah Saddex Musharax oo kala ah

- Advertisement -

1:Aadan Maxamed Nuur (Saransoor)

2:Ibraahim Macalin Nuur

3 Xuseen Cismaan Xuseen

- Advertisement -

Ammaanka Magaalada Baydhabo oo Xarun KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed  Soomaaliya ayaa Maanta si weyn loo adkeeyay,waxaana sugida amniga ka qeyb qaadanaya Ciidamadii dhawaan la geeyay Magaaladaasi iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed.

Latest stories