HomeCaalamkaLix Askari oo weerar lagu dilay

Lix Askari oo weerar lagu dilay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

6 ka tirsan Saraakiisha Ammaanka ee dalkaasi ayaa lagu dilay weerar ka dhacay Degmadda Keej ee K./Galbeed ee Pakistan meel ku dhow xuduudka ay la wadaagaan dalka Syria. Wasiirka Warfaafinta ee Gobalka Bolujistaan, Axmed Buledi ayaa u sheegay REUTERS in Ciiddankaasi la dilay, xilli ay socdaal ku marayeen waddo ku taalla dhulka Buuraleyda ee Degmadda […]

- Advertisement -

6 ka tirsan Saraakiisha Ammaanka ee dalkaasi ayaa lagu dilay weerar ka dhacay Degmadda Keej ee K./Galbeed ee Pakistan meel ku dhow xuduudka ay la wadaagaan dalka Syria.

Wasiirka Warfaafinta ee Gobalka Bolujistaan, Axmed Buledi ayaa u sheegay REUTERS in Ciiddankaasi la dilay, xilli ay socdaal ku marayeen waddo ku taalla dhulka Buuraleyda ee Degmadda Keej.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Kooxaha Maleeshiyadda ee BLA iyo BRAS  oo Qoraal E-mailo ah u kala diray Telefishinka Aljzeera waxay ku sheegteen mas’uuliyadda weerarkaasi. oo 6 Askari lagu dilay, 14-kalena lagu dhaawacay.

Latest stories