HomeCaalamkaDowladaha Sacuudiga iyo Iiraan oo ka hadlay Heshiiska Dowladda Yemen iyo Kooxda...

Dowladaha Sacuudiga iyo Iiraan oo ka hadlay Heshiiska Dowladda Yemen iyo Kooxda Xuutiyiinta

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Sacuudiga iyo Iiraan ayey ku sheegeen inay soo dhaweynayaan Heshiiska ay Dowladda Yemen iyo Kooxda Xuutiyiinta ku gaareen Xabad-joojin ka tisqaada magaallada dekedda leh ee Xudeydah.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka, Mayk Pompeeyo waxa uu soo dhaweeyey Heshiiskaasi, kuna tilmaamay mid horseedi kara nabadda dalka Yemen.

- Advertisement -

Dhinaca kale, xubnaha Aqalka Odayaasha ee Kongareeska Maraykanka waxay ku baaqeen in la joojiyo Taageeradda Isbahaysiga Sacuudiga ee hawlgalka duqeynta ka wada Sacuudiga.

Waxay kaloo ku cambaareeyeen Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga inuu ka dambeeyey dilkii Saxafigii la oran jirey Jamaal Axmed Khashoggi, kaasi oo bishii October 2-dii lagu dilay Qunsuliyada Sacuudiga ku leeyihiin magaallada Istanbul ee dalka Turkiga.

Latest stories