HomeWararAkhriso:-Wararkii u dambeeyay ee xaalada Magalada Baydhabo

Akhriso:-Wararkii u dambeeyay ee xaalada Magalada Baydhabo

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Tan iyo markii shalay Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ay xabsiga dhigeen muqdishishana loo soo kaxeeyay Wadaadka Muqtaar Roobow ayaa waxaa Magalada Baydhabo ay gashay xaalada ka dwuan sidii hore. Tan iyo shalay waxaa ka socday banaanbaxyo rabshado wata oo ay dhigayaan Shacabka Magalada Baydhabo,sigaar ah taageerayaasha Muqtaar Roobow. Sidoo kale Wariyeyaal ku sugan Magalada […]

- Advertisement -

Tan iyo markii shalay Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ay xabsiga dhigeen muqdishishana loo soo kaxeeyay Wadaadka Muqtaar Roobow ayaa waxaa Magalada Baydhabo ay gashay xaalada ka dwuan sidii hore.

Tan iyo shalay waxaa ka socday banaanbaxyo rabshado wata oo ay dhigayaan Shacabka Magalada Baydhabo,sigaar ah taageerayaasha Muqtaar Roobow.

- Advertisement -

Sidoo kale Wariyeyaal ku sugan Magalada Baydhabo ayaa saakay waxa ay soo sheegayaan in weli Magalada ay ka jiraan banaanbaxyo rabshado wata wallow sidii shalay aysan aheyn.

Siyaasiyiinta kasoo jeeda Koonfur Galbeed ayaa waxa ay ugu baaqeen Shacabka Magalada in ay xaalada dejiyaan,isla markaana aysan abuurin khalqal amni.

Mas’uuliyiinta Maamulka degmada iyo Saraakiisha Ciidamada Magalada Baydhabo weli kama hadlin waxa ka socda Magaladaas,iyada oo dagaalkii shalay ka dhacay ay ku geeriyoodeen ku dhawaad 10 Ruux.

Latest stories