HomeCaalamkaMuqdisho oo noqotay Magaalada ugu badan Soomaaliya ay ku nool yihiin dadka...

Muqdisho oo noqotay Magaalada ugu badan Soomaaliya ay ku nool yihiin dadka Barakacayaasha

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Xilli ay Soomaali badan ay colaado iyo Masiibooyinka Dabiiciga ka soo qaxeen muddadii u dhexeysay 2017-kii ilaa 2018-kii  waxay keentay in Barakacayaal badan ku soo xoomeen Muqdisho iyo magaallooyinka kale ee Somalia, sidaa waxaa lagu sheegay Warbixin Cusub oo ay soo saartay Xarunta La-socodka dadka Barakacayaasha Gudaha ee The Internal Displacement Monitoring Centre (IDMC).

Warbixinta waxaa kalo olagu sheegay inay Dadka Barakacayaasha u soo qaxaan magaalladda Muqdisho, iyagoo doonaya inay helaan Hoy, Badbaadin iyo Kaalmo.

- Advertisement -

Dadka barakacayaasha ma jirto meel kale oo ay aadaan, waxayna aad u buux dhaafsheen Xerooyinka Barakacayaasha oo  aysan ka jirin Caafimaad iyo Ammaan.

Evelyn Aero, oo ah La-taliye-Gobaleedka Golaha Qaxootiga Norway (Evelyn Aero, o oah La-taliye-Gobaleedka Golaha Qaxootiga Norway (The Norwegian Refugee Council (NRC) ayaa sheegay in Barakacayaasha soo buux-dhaafsahay magaalladda Muqdisho  ka dhigtay arrinta inay Muqdisho noqoto magaalladda ugu dadka badan ee ku nool magaallooyinka Qaaradda Afrika.

Warbixinta waxay xustay inay 2.6 million oo oo qof ku barakaceen Somalia, kuwaasi oo ka soo qaxa Abaaraha iyo Xaalladaha liidata ee Nolosha, kuwaasi oo aad u so obuuxiyey magaallooyinka waa weyn.

- Advertisement -

Warbixinta waxay kaloo muujisay in muddadii u dhexeysay 2017-kii ilaa bartamaha sanadkan in la diiwaan geliyey in Barakacayaal cusub oo qiyaastii 32% ay soo galeen Xerooyinka ku yaalla gudaha iyo daafaha magaalladda Muqdisho, kuwaasi oo aan haysanin  cunto ku filan, biyo nadiif ah iyo daryeel caafimaad.

Latest stories