HomeWararSawirro:-Taliyaha CXD oo Booqday Xerada Kumaandooska Soomaaliya ee G/Shabeellaha Hoose

Sawirro:-Taliyaha CXD oo Booqday Xerada Kumaandooska Soomaaliya ee G/Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Maanta Kormeer shaqo ku tagay Saldhigga ugu weyn ee Ciidanka Kumaandooska Danab oo ku yaala  Degaanka Balidoogle ee Gobolka Shabellada Hoose.

General Daahir Aadan Cilmi indhaqarshe Markii uu gaaray Saldhigga Balidoogle waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Danab ee Kumaadooska Soomaaliya.

Ciidanka xaruntaan dagan oo ah kuwa fuliya weerarada gaarka ah ee lagu Bartilmaameedsado Al-shabaab ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka waxa uu la yeeshay kulumo iyo is xog wareeysi uu ku oganayo sida ay u socdaan howlgalada qorsheysan.

S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa sheegay in ciidamada danab ay yihiin indhaha ciidamada qalabka Sida waxa uuna uga mahadceliyay guulaha la taaban karo ay kasoo hooyeen dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Taliyaha ayaa Xusay in ay ka go,an tahay in dalka laga saaaro Al-shabaab oo uu sheegay inay diidan yihiin Horumarka iyo Nabada dalka,isagoo tilmaamay in qorshaha taliska Ciidanka Xoogga dalka uu yahay in la balaariyo Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya si ay usoo afjaraan Al-shabaab.

Qeybaha kala duwan ee xerada tababarka Balidoogle ayuu kormeeray general Daahir Aadan Cilmi indhaqarshe

Ciidamada Danab ayaa ah kuwo si gaar ah u fuliya howlada qorsheysan ee lagu ee laga fuliyo saldhigyada  Al-shabaab.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories