HomeCaalamkaMaraykanka oo sheegay in uu duqeyn ku dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Maraykanka oo sheegay in uu duqeyn ku dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Hadal-qoraal oo shalay ka soo baxay Taliska Milliteriga Maraykanka ugu qaabilsan Afrika ee AFRICOM ayaa lagu sheegay inay Ciiddanka Khaaska ee Maraykanka ay maalintii Sabtida ee la soo dhaafay duqeyn ka geysteen Deegaanka Basra, halkaasina ay ku dileen 4 ka tirsan Dagaalamayaasha Alshabaab, waa sida ay hadalka u dhigeen. Taliska AFRICOM waxay sheegeen Duqeyntaasi oo […]

- Advertisement -

Hadal-qoraal oo shalay ka soo baxay Taliska Milliteriga Maraykanka ugu qaabilsan Afrika ee AFRICOM ayaa lagu sheegay inay Ciiddanka Khaaska ee Maraykanka ay maalintii Sabtida ee la soo dhaafay duqeyn ka geysteen Deegaanka Basra, halkaasina ay ku dileen 4 ka tirsan Dagaalamayaasha Alshabaab, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Taliska AFRICOM waxay sheegeen Duqeyntaasi oo ahayd mid Is-difaac ah ay qaadeen iyagoo kaashanayaa Ciiddanka DFS, si loo beegsado Dagaalamayaasha Al-Shabaab ee ku sugnaa Deegaanka Basra.

- Advertisement -

Waxay kaloo sheegeen inaysan duqeyntaasi wax khasaaro ah ka soo gaarin dadka rayidka ee ku nool Degaankaasi.

Shalay ayaa sidoo kale War ka soo baxay Hay’adda Nabadsugida Soomaaliya waxaa lagu sheegay in howlgal qorsheysan oo laga fuliyay Tuulada Basra ee duleedka Balacad lagu dilay 6 Xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab laguna qabtay taliyahooda.

Latest stories