HomeCaalamka7 qof oo ku geeriyootay Shil Diyaaradeed oo ka dhacay dalka Sudan

7 qof oo ku geeriyootay Shil Diyaaradeed oo ka dhacay dalka Sudan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Wakaalladda Wararka Sudan ee SUNA ayaa sheegtay inay dadkaasi ku geeriyoodeen Diyaarad Helikopter  oo burburtay meel ku dhow Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Galabt ee Bariga dalkaasi, kuna dhow xuduudka dalka Ethiopia. Telefishinka Alshooroq ayaa sheegay in Guddoomiyihii Gobalka  Gadaref iyo Wasiirkii Beeraha ee Gobalkaasi iyo Saraakiil dhinaca Ammanka ka mid yihiin dadkii ku geeriyooday shilkaasi. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Sudan ee SUNA ayaa sheegtay inay dadkaasi ku geeriyoodeen Diyaarad Helikopter  oo burburtay meel ku dhow Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Galabt ee Bariga dalkaasi, kuna dhow xuduudka dalka Ethiopia.

Telefishinka Alshooroq ayaa sheegay in Guddoomiyihii Gobalka  Gadaref iyo Wasiirkii Beeraha ee Gobalkaasi iyo Saraakiil dhinaca Ammanka ka mid yihiin dadkii ku geeriyooday shilkaasi.

- Advertisement -

Telefishinka waxa kale oo uu sheegay inay Diyaaradaasi burburtay, xilli uu Duuliyaha doonayey inuu ku dego Garoonka magaalladda Galabt.

Dhinaca kale, Shilkan ayaa yimid maalmo kadib, markii Helikopter ay Milliteriga Sudan lahaaeen dab ka kacay, xilli ay ku degaysay Graoon ku yaalla Daarfuur.War

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts