HomeCaalamkaQarax ka dhacay laamu & Dowladda Kenya oo ka hadashay

Qarax ka dhacay laamu & Dowladda Kenya oo ka hadashay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Wargeyska The Daily Nation ee ka soo baxa Nairobi ayaa qoray inay 3 qof si xun ugu dhaawacmeen qaraxaasi, kadib, markii ay miino la kacday Gaari Xamuul oo ay la socdeen. Agaasimaha Hawlgalka Dhulka Kaymaha ee Boni, Joseph Kanyiri  waxa uu ku eedeeyey inay Dagaalamayaasha Alshabaab ka dambeeyeen qaraxaasi oo ka dhacay meel ku dhow […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeyska The Daily Nation ee ka soo baxa Nairobi ayaa qoray inay 3 qof si xun ugu dhaawacmeen qaraxaasi, kadib, markii ay miino la kacday Gaari Xamuul oo ay la socdeen.

Agaasimaha Hawlgalka Dhulka Kaymaha ee Boni, Joseph Kanyiri  waxa uu ku eedeeyey inay Dagaalamayaasha Alshabaab ka dambeeyeen qaraxaasi oo ka dhacay meel ku dhow Degmadda Sankuri.

- Advertisement -

waxa uu intaasi ku daray in dadka ku dhaawacmay qaraxaasi kala ahaayeen 2 Dareewal iyo Kirishboy, kuwaasi oo shixnad xamuul ah oo ay ka soo qaadeen Degmadda Kiunga u waday Degmadda kale ee Hindi oo ka tirsan Gobalka Laamu.

Dhinaca kale, Kooxo hubeysan ayaa la sheegay inay dileen Nin ilaalo ka ahaa Kaalin Shidaal oo ku yaalla magaalladda Manderea ee W/bari ee dalkaasi.

Weerarkan oo dhacay Habeenkii Jimcihii, ayaa la sheegay inay Dableyda  ka dhaceen Khasnadda Kaalinkaasi lacag dhan 700,000 oo Shillinka Kenya ah.

- Advertisement -

Dadka Deegaanka ayaa sheegay inay dableydu ku labisnaayeen Labiska Ciiddanka Boliska Kenya, inakstoo ay Dowladda Kenya beenisay arrintaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts