HomeMaqalDhageyso:-Jubbaland oo aqbashay dadaalada uu wado Aqalka Sare

Dhageyso:-Jubbaland oo aqbashay dadaalada uu wado Aqalka Sare

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa weli ku sugan wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare,iyaga oo halkaasi u tegay isku-soo dhaweynta Dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubbaland.

Xubnaha labada Gole ee Jubbaland iyo Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Maamulkaas ayay wafdi la kulmeen,iyaga oo kala hadlayay sidii xal looga gaari lahaa khilaafka Madaxda Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada.

Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in dhowr shir oo la doonayay in lagu xaliyo khilaafkaas lagu guuldareystay,hayeeshee uu rajeynayo in haatan laga gudbi doono.

Waxa uu sheegay inay soo dhaweynayaan dadaalada xal raadinta ah oo ay wadaan Golaha Aqalka Sare,isla markaana ay aqbaleen,si xal buuxa loo gaaro.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Jubbaland.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories