HomeCaalamkaSawirro:-Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doono Kenya oo laga guddoomay waraaqaha...

Sawirro:-Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doono Kenya oo laga guddoomay waraaqaha aqoonsiga

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya u Magacaawday Guddoomiyihii hore ee Gobolkan Bsnaadir ahaana duqii Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan.

Mudane Tarsan ayaa Maalin ka hor gaaray Magalada Nairobi ee dalka Kenya,waxaana Maanta Warqadaha Aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta

- Advertisement -

Mudane Tarsan oo dhowaan loo magacaabay Safiirka Soomaaliya ee Kenya ayaa ka mid ahaa illaa 17 Safiir oo maanta waraaqahooda aqoonsiga uu qasriga Madaxtooyada kaga guddoomay Madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ka mid ahaa musharixiintii tartankii Madaxweyneneimo ee 8 Bishii febaraayo,waxaana sidoo kale uu haatan ka mid ahaa la-taliyeyaasha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

 

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories