HomeCaalamkaMuwaadin Somali ah oo Maxkamad lagu soo taagay Jasiiradda Malta

Muwaadin Somali ah oo Maxkamad lagu soo taagay Jasiiradda Malta

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Muwaadin Somali oo 28-jir ah ayaa la soo taagay  Maxkamad ku taalla magaalladda Zebbug ee Jesiiradda Malta, kadib, markii lagu soo oogay inuu dhawaacay Askari Bolis ah iyo inuu sameeyey iska caabin rabshadaysan.

Muwaadinka Soomaalida waxaa kaloo lagu soo oogay Amar-diido iyo inuu tafaasiil dheer ah ka bixiyo waxa ku dhaliyey falkaasi.

- Advertisement -

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay in Ninkaasi lagu eedeynayo inuu weeraray qof 3-aad, isagoo watay Tooreey, isla markaana uu  Sarqaansanaa.

Dhinaca kale, Eedeysanaha oo aan magaciisa la shaacinin waxa uu sheegay inuusan wax Dembi ah gelin, waxayna Maxkamaddu amartay in lagu sii hayo Xabsiga.

Latest stories