HomeCaalamkaSawirro:-Hay’adaha Socdaalka Soomaaliya iyo UK oo kulan yeelanaya

Sawirro:-Hay’adaha Socdaalka Soomaaliya iyo UK oo kulan yeelanaya

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Ku-xigeenka Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Cabdifataax Cumar Ibraahim (Shaaweey) oo safar shaqo ku jooga magaalada London ee dalka UK ayaa kulamo la qaatey madax ka tirsan xaafiiska socdaalka UK iyo xaafiiska laga bixiyo dukumentiyada safarka.

Booqashada ku-xigeenka Agaasimaha Guud iyo lataliyaha ee UK ayaa qeyb ka ah kulamada sanadlaha ah ee ay yeshaan Socdaalka Soomaaliya iyo kan Britain, iyada xoogga lagu saaro iskaashiga dhinaca socdaalka iyo baasaboorka Soomaaliya.

- Advertisement -

Arrimahan ayaa qeyb ka ah dadaallada ay dowladda Soomaaliya ugu jirto sidii muwaaadiniinta Soomaaliyeed ay ugu safri lahaayeen Baasaboorka Soomaaliga ah oo haatan wadamo badan oo caalamka ah laga aqoonsaday.

Latest stories