HomeWararXildhibaano Dacwad ka gudbiyay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka

Xildhibaano Dacwad ka gudbiyay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Xildhibaano uu horkacayay Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah Xilhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxa ay gudbiyeen dacwad ka dhan ah Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad.

Xildhibaanada ayaa ku doodaya in Mahad Cabdalla Cawad uu si qaldan u maamulay kulankii Sabtidii ee Golaha Shacabka,kaas oo looga doodayay Warbixintii Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Qoraal uu qoray Xildhibaan Mahad Salaad ayuu kaga dalbaday Guddoonka Baarlamaanka Soomaliya in tallaabo sharci ah laga qaado Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka,waxaana uu cuskaday qodobo ka mid ah Dastuurka KMG ah.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka oo dhameystiran.

- Advertisement -

Latest stories