HomeWararGolaha Iskaashiga oo War-Saxaafadeed ka soo saaray Go’aankii Guddiga Aqalka Sare

Golaha Iskaashiga oo War-Saxaafadeed ka soo saaray Go’aankii Guddiga Aqalka Sare

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada oo uu guddoomiye u yahay Madaxweynaha Maamulka Galmudug  Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxa ay War-Saxaafadeed ka soo saareen Go’aankii Guddiga Aqalka Sare ee xalinta khilaafka dowladda iyo Dowlad Goboleedyada. War-saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in Golaha Iskaashiga ay soo dhaweeynayaan qoraalka Guddiga Aqalka Sare  ee xalinta khilaafka dowladda iyo Dowlad […]

- Advertisement -

Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada oo uu guddoomiye u yahay Madaxweynaha Maamulka Galmudug  Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxa ay War-Saxaafadeed ka soo saareen Go’aankii Guddiga Aqalka Sare ee xalinta khilaafka dowladda iyo Dowlad Goboleedyada.

War-saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in Golaha Iskaashiga ay soo dhaweeynayaan qoraalka Guddiga Aqalka Sare  ee xalinta khilaafka dowladda iyo Dowlad goboleedyada.

- Advertisement -

Sidoo kale Golaha Iskaashiga ayaa qoralkooda waxa ay ku sheegeen inay diyaar u yihiin in Guddiga Aqalka Sare ka gacan siiyaan dhameystirka xalinta khilaafka  dowladda iyo Dowlad goboleedyada.

Halkan Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada.

Latest stories