HomeMaqalDhageyso:-Dil ka dhacay degmada Mahadaay & faah faahin ka soo baxeysa

Dhageyso:-Dil ka dhacay degmada Mahadaay & faah faahin ka soo baxeysa

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wararka naga soo gaaraya degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay Nin ka mid ahaa dadka ku nool degmadaas. Ninka la dilay oo lagu Magacaabi jira Cadiraxmaan Cadow Maxamuud ayaa waxaa dilkiisa ka dambeeyay askari ka tirsanaa Ciidamada Dowlada Soomaaliya,sida ay sheegeen ehelada Ninka la dilay. Khadra Maxamuud […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay Nin ka mid ahaa dadka ku nool degmadaas.

Ninka la dilay oo lagu Magacaabi jira Cadiraxmaan Cadow Maxamuud ayaa waxaa dilkiisa ka dambeeyay askari ka tirsanaa Ciidamada Dowlada Soomaaliya,sida ay sheegeen ehelada Ninka la dilay.

- Advertisement -

Khadra Maxamuud Sugawaa oo la dhalatay Xaaska Marxuumka la dilay ayaa sheegtay in xilliga la dilayay uu ka yimid deegaanka Buurane,isla markana auu gaari ku waday Shaqaale doonayay inay uga Shaqeeyaan beer uu ku lahaa degmada Mahadaay.

Koontorool ku yaalla Buundada degmada Mahadaay ayay sheegtay markii uu marayay in askari ka tirsana Ciidamada jooga uu rasaas ku furay,isla markaana uu sidaasi ku geeriyooday.

Dhawaan ayay sheegtay in uu guursaday walaasheed oo lagu Magacaabo Sahro Maxamuud Suguwaa,isla markaana ay isla jireen waxka yar bil,isla markaana ninkii ka dambeeyay dilka gacnata lagu dhigay,lana geeyay Saldhiga degmada Jowhar.

- Advertisement -

Marxuumka la dilay ayaa ka mid ahaa Beeraleyda degmada Mahadaay,waxaana eheladiisa ay ka dalbadeen dowladda Soomaaliya inay waxka qabato dadkii ka dambeeyay dilkaas,sidoo kalena dhowr mar dad lagu dilay degmada Mahadaay.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga oo dhameystiran.

Latest stories