HomeWararSawirro:-Wasiirka Gaashaandhiga oo saraakiil ka socotay Midowga Yurub kala hadlay kordhinta…..

Sawirro:-Wasiirka Gaashaandhiga oo saraakiil ka socotay Midowga Yurub kala hadlay kordhinta…..

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Gaashiindhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar dambe) ayaa Maanta gelinkii dambe waxa uu Magalada Muqdisho kula kulmay Saraakiil ka socotay Midowga Yurub.

Wasiirka iyo Xubnaha Saraakiisha ah ayaa waxa ay kawada hadleen sidii Midowga Yurub ay u kordhin lahaayeen tababarada ay siiyaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya sida uu sheegay wasiir Amar dambe.

- Advertisement -

“Waxaan maanta Xafiiskeyga Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Xubno Saraakiil ah ka socday EU ,Waxaan ka Wadahadalnay Sidii Modowga Yurub ay u kordhin lahaayeen Tababarada ay siiyaan Ciidamadeena iyo Joogteynta Taageerida ay la garabtaaganyihiin ciidamada qalabka sida Ee Somaliya.

Soomaaliya gaar ahaan Magalada Muqdisho waxaa ku sugan Saraakiil ka socotay Midowga Yurub,kuwaas howlo ay ka mid yihiin tababarada Ciidamada ay siiyaan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Latest stories