HomeWararMusharaxiintii ugu badneed oo ka haray Tartanka doorashada Madaxweynaha KGS

Musharaxiintii ugu badneed oo ka haray Tartanka doorashada Madaxweynaha KGS

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Musharixiintaan oo Kulan ku yeeshay Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegeen inay ka tanaasuleen u tartamida xilka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Sababaha ay uga hareen tartanka ayaa waxa ay ku sheegeen dhowr qodob oo kal ah. 1:-Markii ay falanqeyn iyo qiimeyn dhab ah ku sameeyeen xaalada murugsan ee dhaqaale iyo […]

- Advertisement -

Musharixiintaan oo Kulan ku yeeshay Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegeen inay ka tanaasuleen u tartamida xilka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Sababaha ay uga hareen tartanka ayaa waxa ay ku sheegeen dhowr qodob oo kal ah.

- Advertisement -

1:-Markii ay falanqeyn iyo qiimeyn dhab ah ku sameeyeen xaalada murugsan ee dhaqaale iyo mid siyaasadeed ee Koonfur Galbeed.

2:-Markii ay arkeen in dowladda Federaalka Soomaaliya ay faragelin toos ah ku sameyneyso doorashada Koonfur Galbeed.

3:-Markii ay tixgeliyeen rabitaanka Shacabka iyo codsiyada ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed ay sababtay inay tartanka isaga haraan.

- Advertisement -

Xubnahaan tartanka ka haray ayaa waxa ay ahaayeen Galaha la Magac baxay isbedel doonka Koonfur Galbeed,waxana ay sheegeen inay musharaxa isbedel-doonka u doorteen inoo noqdo  Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur)

Musharixiinta Tartanka ka haray ayaa waxa ay kala yihiin

Maxamed Aadan fargeeti

Yuusuf Macalin Baadiyoow

Saalax Sheekh cismaan

Xuseen Kacaan

Iyo Xasan Amiin

Latest stories